Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dhagayso:-Nin Somalida Minisota khatar ku ah oo soo if baxay
    Somalia

    Dhagayso:-Nin Somalida Minisota khatar ku ah oo soo if baxay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 18, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Magaaladda Minneapolis ee gobolka Minnesota ayaa waxaa ka jira nin sheegtey in uu dadka kala taliya xumaha, balse ay bulshada iyo hoggaanka Muslimiinta ah, qaasatan Soomaalidu u arkaan khatar hor-leh oo soo food-saartey Soomaalida.

    Cabdul Rashiid waa 22 jir caddaan ah oo ay u dhaxdo gabar Soomaaliyeed, waxaana uu isaga oo labis gaar ah oo muujinaya calaamad sheegashadiisa la xariirta oo ku wareegaa xaafadda Cedar ee ay Soomaalidu ku badan tahay.

    Cabdul Rashiid ayaa sidoo kale la sheegay in uu ciwaan ka dhigtey masjidka Imaamu Shaafici ee isla xaafaddaas, isaga oo aan idan ka haysan maamulka, waxna aan ka ogeysiin.

    Dhanka kale, eedda loo soo jeediyay Cabdul Rashiid waxa beenisay afadiisa Khadro Cabdillaahi. Qeybtan hoose ka dhageyso wareyso arrimahaasi ku saabsan VOA-du qaaday.

     

     

    Halkan ka dhagayso codka oo faahfaahsan

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2017/04/v.mp3
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Baaq ku socda Kufsi wadareedka ka dhacay LC.

    June 17, 2025

    Shirka Bangiyada iyo Maaliyada Puntland oo soo xirmay

    June 17, 2025

    Trump oo ku doodaya Ruushka in lagu daro G-7

    June 17, 2025
    Latest Posts

    Baaq ku socda Kufsi wadareedka ka dhacay LC.

    Shirka Bangiyada iyo Maaliyada Puntland oo soo xirmay

    Trump oo ku doodaya Ruushka in lagu daro G-7

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Iran iyo Israa’iil?

    Faallo:-Maxaa dhacaya hadii Maraykanku ku biiro dagaalka Iran?

    Update:-Dagaalka Iran iyo Israa’iil

    Shirweynaha Bangiyada iyo Maaliyada oo Garowe ka furmay

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Iran iyo Israa’iil

    Doonyo laga shakiyay oo lagu qabtay Bender-beyla

    Wararkii ugu danbeeyay ee dagaalka Iran iyo Israa’iil

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.