Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Puntland iyo Galmudug oo wadajir uqaadacay dhamaan xeerarka kasoo baxay Dowlada Dhexe
    Somalia

    Video:-Puntland iyo Galmudug oo wadajir uqaadacay dhamaan xeerarka kasoo baxay Dowlada Dhexe

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 22, 2019Updated:May 23, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Si buuxda ayay Puntland yo Galmudug uga hor yimaadeen dhamaan xeerarka kasoo baxay Dowlada Dhexe.

    Xeerarka ay qaadaceen,ayaa kala ah:-

    1.Xeerka Doorashada.

    2.Xeerka Canshuuraha.

    3.Xeerka Shidaalka.

    Sadexdaa Xeer iyagoo isku duuban oovku hadlaya hal luuqad ayay qaadaceen una sheegeen caalamka in aysan iyagu qayb ka ahayn.

    Wadajir muhiim ah iyo go”aan midaysan oo xiligiisii la qaatay ayaa lagu tilmaami karaa go”aanka kasoo baxay Puntland iyo Gslmudug,hoos ka daawo muuqaalka.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.facebook.com/WarbaahintaDawladaPuntland/videos/343684072997831/

    Halkan ka akhriso Warmurtiyeedka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Muxuu ka dhigan yahay Warsaxaafadeedka ay soo wada saareen PL iyo JL?

    June 26, 2025

    Wadaxaajoodkii Madaxweynayaasha JL iyo PL oo laga soo saaray Warmurtiyeed

    June 26, 2025

    Hogaamiyayaasha Nato oo aqbalay dalabkii Mw Trump

    June 25, 2025
    Latest Posts

    Faallo:-Muxuu ka dhigan yahay Warsaxaafadeedka ay soo wada saareen PL iyo JL?

    Wadaxaajoodkii Madaxweynayaasha JL iyo PL oo laga soo saaray Warmurtiyeed

    Hogaamiyayaasha Nato oo aqbalay dalabkii Mw Trump

    Banaanbaxyo looga soo horjeedo Dowlada oo ka socda Kenya

    Mucaaradka Muqdisho iyo Xasan Shiikh oo kulmah

    Ugu danbayn Xabad joojin Maraykanku amray,ayay Israa’iil iyo Iran wada qaateen

    Faallo:-Socdaalka Madaxweyne Axmed Madoobe Ee Garowe

    Iran oo Gantaalo ku weerartay Saldhiga Maraykanka Ee Qatar

    What we know about Iran’s attack on US base in Qatar

    Axmed Madoobe iyo weftigiisii oo gaaray Garowe ugu danbayn

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.