Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»C.C.Warsame”Qatar iyo Itoobiya waxaa loo raadsaday dhaqaale iyo Ciidan lagu burburiyo Jubaland iyo Galmudug”
    Somalia

    C.C.Warsame”Qatar iyo Itoobiya waxaa loo raadsaday dhaqaale iyo Ciidan lagu burburiyo Jubaland iyo Galmudug”

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 2, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hoggaamiyaha Mucaaradka ee Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur ayaa ka dhawaajiyay inuu jiro qorshe la doonayo in lagula dagaalamo Maamulada Galmudug iyo Jubbaland oo xilligan dowladda Federaalka faragelin xooggan ku heyso.

    C/raxmaan C/shakuur ayaa sheegay in safarka Ra’iisul Wasaaraha uu tagay dalka Qatar, safaro uu horay Taliye kuxigeenka NISA ku tagay Itoobiya iyo Safarka maanta Madaxweyne Farmaajo ku tagay Itoobiya ay yihiin qorshe isla socda oo ku wajahan dagaalka Galmudug iyo Jubbaland.

    β€œDagaalka Galmudug iyo Jubbaland ka dhan ah waxaa awood ciidan iyo mid dhaqaale looga raadsaday Qatar iyo Itoobiya”ayuu yiri C/raxmaan C/shakuur Warsame.

    β€œNabad iyo Nolol waxay masiirkooda siyaasadeed ku lareen guusha iyo guuldarrida ay ka soo hooyaan labadaa Dowlad Gobol, Waxaan haddaba ugu baaqaynaa inta samaha Soomaaliyeed jecel in ay shirqoolkaas ka hortagaan oo ay garabsiiyaan labada Dowlad Gobol.

    Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur ayaa maalmihii la soo dhaafay sii saadaalinayay safarada Madaxda dowladda ku tagayaan dalalkaas oo hadda dhab noqday, waxaana uu ka digay waxa uu ugu yeeray shirqool siyaasadeed oo ka dhan ah labada dowlad goboleed ee Galmudug iyo Jubbaland, si la mid ah sidii doorashadii Koofur Galbeed oo kale.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    π€π£πšπ§ππšπ‘πš 𝐊𝐚π₯𝐟𝐚𝐝𝐑𝐒𝐠𝐚 πŸ“πŸ•-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐆𝐨π₯𝐚𝐑𝐚 π–πšπ€π’π’π₯π₯𝐚𝐝𝐚 𝐃𝐨𝐰π₯𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐏L.

    October 27, 2025

    Faallo:-Yaa mudan Dowladihii Carta iyo Imbagaati lagu soo dhisay in la xuso?

    October 26, 2025

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    October 26, 2025
    Latest Posts

    π€π£πšπ§ππšπ‘πš 𝐊𝐚π₯𝐟𝐚𝐝𝐑𝐒𝐠𝐚 πŸ“πŸ•-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐆𝐨π₯𝐚𝐑𝐚 π–πšπ€π’π’π₯π₯𝐚𝐝𝐚 𝐃𝐨𝐰π₯𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐏L.

    No Constitutional or Political Justification for Extending the Term of President Hassan Sheikh Mohamud and the Federal Parliament

    Faallo:-Yaa mudan Dowladihii Carta iyo Imbagaati lagu soo dhisay in la xuso?

    Ajandaha kalfadhiga Baarlamaanka Puntland oo la ansixiyay

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    Palestinian agreed to hand over the administration of the Gaza

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    Madaxweyne Deni oo furay kalfadhiga 57-aad Ee golaha wakiilada Puntland

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.