Waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada garowe ku soo dhoweeyay Guddoomiyaha golaha wakiiladda Puntland iyo sidoo kale Xildhibaano ka tirsan golaha wakiilada puntland.
Waftiga Guddoomiyaha golaha shacabka ayaa mudada ay joogaan magaalada Garoowe waxay kaga qeyb geli doonaan Xuska markii la aas aasay Dowlad Puntland iyo sidoo Kale xiritaanka fadhiga 44-aad ee golaha wakiilada Dowlada Puntland,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka