Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Gaas Ma jiiri doonaa mawjadaha siyaasadeed ee kusoo fool leh!!!
    Somalia

    Madaxweyne Gaas Ma jiiri doonaa mawjadaha siyaasadeed ee kusoo fool leh!!!

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 15, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Gaas isbadal iyo jihayn deg deg ah ayaa laga rabaa xiigan.

    Waa muhiim in Madaxweyne Gaas xaalka wax ka badalo,haduu rabo in uu ka hortago mawjadaha siyaasadeed ee kusoo wajahan oo xiligoodii la gaaray.

    Madaxweynaha waxaa muhiim ah in uu isbadal muuqda sameeyo si uu xaalka Puntland oo dhaliilo badan ay ka muuqdaan dhinacayo badan wax uga qabto.

    Hadaba taladayda aan u dirayo Madaxweyne Gaas ee ku aadan jihaynta shacabka ee xiligan ayaa ah sidatan:-

    B.In uu si toos ah waxii uu dhaqaale uu heli karo uu ku bixiyo Ciidanka mushahaarkooda oo waliba isagu gacantiisa ku siiyo kana dhex muuqdo fadhiyadooda.

    T.In uu isbadal la taaban karo uu ku sameeyo shaqaalihiisa Madaxtooyada.

    X.In uu isku shaandhayn ku sameeyo Golihiisa Wasiirada.

    Kh.In uu ku dhawaaqo shirweyne balaaran oo mucaarad iyo muxaafad leh oo wax layska waydiinayo Puntland iyo xaalkeeda maanta.

    Waxaan aragtidayda qabaa haduu intaa uu ku dhaqaaqo Madaxweyne Gaas in mawjadaha siyaasadeed ee kusoo wajahan uu ka hortagi karo oo fashilin karo.

    Dawladnimada Puntland ha guulaysato.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.