Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Hoobiyayaal loo waday Madaxtooyada muqdisho oo Guri shacab ku habsaday
    Somalia

    Hoobiyayaal loo waday Madaxtooyada muqdisho oo Guri shacab ku habsaday

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 16, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ugu yaraan afar qof ayaa ku geeriyootey weerarka hoobiyaasha kuwaas oo laba kamid ah aya ahaayeen caruur, sida ay sheegeen dad goob joog ahaa xiliga hoobiyaashu so dhacayeen, waxaana halkaas gaarey gawaarida gar-gaarka deg-dega ah.

    Waxaa la aaminsan yahay in hoobiyaasha loo wadey xarunta Madaxtooyada oo ku dhaweyd halkaas laakiin ay seegeen bartilmaameedkoodi.

    Hoobiyeyaal shan ah ayaa  loo Soo Tuuray dhanka Madaxtooyada Muqdisho,balse waxay  ku dhaceen Dhacay Xaafad Ku Dhegan madaxtooyada, halkaas oo ay ku dhinteen 3-Qof oo Labo Ay Caruur Tahay,sidoo kale waxaa ku dhaawacmay 4 Dhaawac ah,waxaana dumay Gurigii uu Hoobiyuhu kusoo dhacay..

    Xiliga uu soo dhacayaan hoobiyayaashu waxaa xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia kuwada sugnaa Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed iyo Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud, waxayna ahayd halasaac kadib markii uu xilka Madaxtooyada Dalka la wareegay Madaxweyne farmaajo..

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    September 15, 2026

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    September 15, 2026

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    September 14, 2026
    Latest Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    Xaawo Aadan Camey oo geeryootay

    FAALLO: Ganacsiga Turkiga oo xaalka Somaliya sii cakiray

    BADHAN: Maleeshiyaad beeleedyada oo bilaabay in ay fuliyaan Amarkii Puntland

    XOG: Maxaan ka ognahay safarka Madaxweyne Deni ku aaday Kenya ?

    JABUUTI: Yemeniyiin kasoo cararay dagaalada cusub oo gaaray Obock

    YEMEN: Muhiimada magaalada Mocha ee Xuutiyiintu qabsadeen

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Burcad-badeeda

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.