Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Jawar Maxamed oo ka hadlay Mudaharaadyada iyo xiisada udhaxaysa RW Abiye
    Somalia

    Video:-Jawar Maxamed oo ka hadlay Mudaharaadyada iyo xiisada udhaxaysa RW Abiye

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 25, 2019Updated:October 25, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Magaalada Addis Ababa waxaa maalmihii lasoo dhaafay ka jirey qalalaaso ay ku naf waayeen saddex qof oo u dhexeeyey ciidamada amaanka iyo dad taageersan Jawar Mohamed oo ah u dhaqdhaqaaqe danaha Oromada.

    Dibad-baxyada ,ayaa billowday kadib markii Jawar Mohamed sheegtay in gurigiisa ay hareeyeen ciidamada amniga, islamarkaana laga qaaday ilaaladiisa.

    Jawar Maxamed waxuu khatar ku yahay hamiga dib udoorasho ee ra’isalwasaare Abiye.

    Abiye oo aad uga walaacsan saamaynat xooga badan ee Jawar Maxamed,ayaa isku dayaya in uu meesha ka saaro Jawar.

    Balse waxaa muuqata in ay adag tahay in Jawar meesha laga saaro Abiye si fudud ugu guulaysto markale hogaaminta Itoobiya.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.facebook.com/rtnsoomaalitv/videos/766776563762738/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyayaal degmo

    November 9, 2026

    Ilhan Omar oo guul taariikhi ah ka gaartay doorashada Mareykanka

    November 4, 2026

    Miisaaniyadda 2027 ee Puntland oo noqotay $308,213,973

    November 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyayaal degmo

    Ilhan Omar oo guul taariikhi ah ka gaartay doorashada Mareykanka

    Miisaaniyadda 2027 ee Puntland oo noqotay $308,213,973

    Uganda oo shaacisay war naxdin geliyay maamulka Xassan Shiikh

    Mareykanka oo bilaabay tababarka Ciidamo gaar ah oo Puntland yeelanayso – (Sidee loo qoray?)

    Askar katirsan Ciidamada Uganda oo ka duulay Muqdisho

    GAROOWE: Booliska Puntland oo qabtay gaari sidday Hub

    XOG: Puntland oo dhistay Cutub Ciidan oo ku dagaallama diyaaradaha Drones-ka

    Booliska gobolka Mudug oo la wareegay qalab Isgaarsiineed

    Deni “Waxaan kula talin Xassan Shiikh isagoo tiisa u turaya in uu is casilo”










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.