Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Hir-shabelle oo qaadacday shirka somalida ee london
    Somalia

    Video:-Hir-shabelle oo qaadacday shirka somalida ee london

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 4, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Jowhar kadib markii toddobaaydadii la soo dhaafay uu ku sugnaa magaalada Muqdisho.

    Madaxweyne Cosoble iyo Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeele CaliĀ  Cabdulaahi Xuseen ayaa waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar ku soo dhoweeyay guddoomiyaha baarlamaanka Hirshabeele Shiikh Cismaan Barre iyo labadiisa ku xigeen iyo madax ka tirsan labada gole ee dowlad goboleedka Hirshabeelle,.

    Dhanka kale Madaxweyne Cosoble ayaa sheegay in aysan Hir-shabelle ka qaybgali doonin shirka london,hoos ka daawo muuqalka.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://youtu.be/Om6TYvG_IKg

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Baaq ku socda Kufsi wadareedka ka dhacay LC.

    June 17, 2025

    Shirka Bangiyada iyo Maaliyada Puntland oo soo xirmay

    June 17, 2025

    Trump oo ku doodaya Ruushka in lagu daro G-7

    June 17, 2025
    Latest Posts

    Baaq ku socda Kufsi wadareedka ka dhacay LC.

    Shirka Bangiyada iyo Maaliyada Puntland oo soo xirmay

    Trump oo ku doodaya Ruushka in lagu daro G-7

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Iran iyo Israa’iil?

    Faallo:-Maxaa dhacaya hadii Maraykanku ku biiro dagaalka Iran?

    Update:-Dagaalka Iran iyo Israa’iil

    Shirweynaha Bangiyada iyo Maaliyada oo Garowe ka furmay

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Iran iyo Israa’iil

    Doonyo laga shakiyay oo lagu qabtay Bender-beyla

    Wararkii ugu danbeeyay ee dagaalka Iran iyo Israa’iil

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.