Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Gudoomiyaha gobolka Sanaag ayaa kulan la qaatay qaar kamid ah isimada iyo waxgaradka degmadda Xingalool waxayna kawada hadleen dardargelinta dhismaha golaha deegaanka degmadaasi,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://www.facebook.com/PuntlandStateTV/videos/985301831846087/