Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xiriirkii Farmaajo iyo Imaaraadka Carabta Oo isku soo dhawaansho laga dareemayo
    Somalia

    Xiriirkii Farmaajo iyo Imaaraadka Carabta Oo isku soo dhawaansho laga dareemayo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 7, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiiru dowlaha arrimaha dibedda Imaaraatka Carabta Anwar Gargash ayaa sheegay in dalkiisa ku mashquulsanayn in ay iska hor-yimaadaan Soomaaliya,mar uu uwaramay Wargeyska ‘Han’

    Gargash waxuu sheegay in weli uu furan yahay albaab ay isku fahmi karaan Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta.

    β€œWeli waxaa banaan fursad ay Soomaaliya iyo Imaaraatka Carabta ku wadaagi karaan diblomaasiyad, anagu marnaba ma raadineyno isku dhac.” ayuu yiri Wasiir Gargaash.

    Markale isagoo hadalkiisa sii wata,ayuu yir.i,,β€œXaaladdan waa mid u baahan diblomaasiyad, taasi oo nagu jiheyn karta xal siyaasadeed caqli gal ah, nabad ah, islamarkaana la joogteyn karo,”.

    Hadalka Wasiir Gargaash,waxuu imaanayaa,iyadoo ay soo baxayeen warar hoose oo tilmaamaya in uu jiro isku soo dhawaansho Madaxweyne Farmaajo iyo Imaaraadka Carabta,kadib madmadow isa soo taraya oo soo dhexgalay Qadar,waxayna xogahaas sheegayaan in Khayre iyo Fahad Yaasiin ay si hoose uwadaan olale ka dhan ah isaga.

    Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad iyo safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya Mohammed Ahmed Osman Al Hammadi,ayaa shalay kulmay,waxuuna kulankaas muujinayaa in uu jiro isku soo dhawaansho.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Islaan Bashiir oo iska diiday casuumadii Geelle

    October 28, 2025

    Xog:-Maxaa kasoo baxay kulankii Reer Mudug iyo Madaxweyne Deni

    October 28, 2025

    Madaxweyne Deni oo kala diray Maxkamada Ciidamada Qalabka sida Ee PL

    October 28, 2025
    Latest Posts

    Faallo:-Islaan Bashiir oo iska diiday casuumadii Geelle

    Xog:-Maxaa kasoo baxay kulankii Reer Mudug iyo Madaxweyne Deni

    Madaxweyne Deni oo kala diray Maxkamada Ciidamada Qalabka sida Ee PL

    π€π£πšπ§ππšπ‘πš 𝐊𝐚π₯𝐟𝐚𝐝𝐑𝐒𝐠𝐚 πŸ“πŸ•-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐆𝐨π₯𝐚𝐑𝐚 π–πšπ€π’π’π₯π₯𝐚𝐝𝐚 𝐃𝐨𝐰π₯𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐏L.

    No Constitutional or Political Justification for Extending the Term of President Hassan Sheikh Mohamud and the Federal Parliament

    Faallo:-Yaa mudan Dowladihii Carta iyo Imbagaati lagu soo dhisay in la xuso?

    Ajandaha kalfadhiga Baarlamaanka Puntland oo la ansixiyay

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    Palestinian agreed to hand over the administration of the Gaza

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.