Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Golaha xirfadlayaasha caafimaadka Puntland oo la daah-furay (Sawirro)
    Somalia

    Golaha xirfadlayaasha caafimaadka Puntland oo la daah-furay (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 18, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash), ayaa caawa Magaalada Garoowe ka daah-furay Golaha xirfadlayaasha caafimaadka Dawladda Puntland.

    Golahaan oo ah mid Dastuuri ah, uuna xeerkiisa meel-mariyay Barlamaanka Puntland,  ayaa waxaa horey magacaabay Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni, waxaana uu ka shaqeyn doonaa Hubinta ,Ruqsad siinta Diiwaangalinta ,Kormeerka,Tayaynta
    Dhawrista iyo Ilaalinta xushmada Caafimaadka.

    Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland Dr. Jaamac Farax Xasan, ayaa soo dhaweeyay daah-furka golaha xirfadlayaasha caafimaadka Puntland oo ah mid dawli ah, waxaana uu sheegay in ka Wasaarad ahaana ay la socon doonaan shaqadooda, sidoo kalena ay ilaalin doonaan inaan lagu xad-gudbin xirfadlaha iyo xarumaha caafimaadka ee degaanada Puntland.

    Axmed Cilmi Cismaan (Karaash), Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland oo daah-furka khudbad ka jeediyay ayaa bogaadiyay in caawa uu daah-furo golahan, isagoona ku amaanay Wasaaradda Caafimaadka ay ku guulaystay in la golahan uu shaqeeyo, lana daahfuro.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.