Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Shirkadda Turkiga oo qalabkii dhismaha kasoo qaatay wadada Afgooye
    Somalia

    Shirkadda Turkiga oo qalabkii dhismaha kasoo qaatay wadada Afgooye

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 19, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shirkada Turkiga ee ku Howlan dhismaha Wadada dheer ee Xiriirisa Muqdisho Iyo Afgooye ayaa maanta Qalabkeeda dismaha usoo daabuleyso Muqdisho.

    Goobjooge la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay inta badan qalabkii ay isticmaaleysay Shirkada Turkiga ee ku howlan dhismaha Wadada Xiriiirisa Caasimada Iyo Afgooye in loo daabulayo Magaalada Muqdisho.

    Wuxuu sheegay inuu indhihiisa ku arkayay Gaadiidka qaada Xamuulka ama Gawaadirada waaweyn iyo kuwa Cagaf cagafta oo kusii jeeda Muqdisho.

    Wararka aya intaasi ku daraya in Shirkada dhismaha wadooyinka ee Turkiga iney Sababa cabsi la xiriirta uga guurtay goobihii gaadiidkeeda yaaleen ama iney gabi ahaamba iska joojisay Dhismaha Wadada Xiriirisa Muqdisho Iyo Afgooye.

    Al Shabaab ayaa kordhisay Weerarada ka dhanka ah Saraakiisha Iyo Shaqaalaha kale ee u dhashay Turkiga, kuwaa oo ka dishay kana dhaawacday Injineero.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.