Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Trump iyo Ra’iisulwasaaraha Pakistan oo kulan gaar ah wada qaatay
    US President Donald Trump (R) speaks with Pakistani Prime Minister Imran Khan ahead of their meeting at the World Economic Forum in Davos, on January 21, 2020. (Photo by JIM WATSON / AFP) (Photo by JIM WATSON/AFP via Getty Images)
    Somalia

    Trump iyo Ra’iisulwasaaraha Pakistan oo kulan gaar ah wada qaatay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 22, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa kulan gaar ah ku wada yeeshay dalka Swezerland madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo raysal wasaaraha dalka Pakistan Imran Khan.

    Kulankoodan gaar ah ayaa waxa ay uga arrinsanayeen labada masuul xaalada guud ee gobolka, gaar ahaa khilaafka mudada dheer socday ee u dhexeeya Pakistan iyo Hindiya, sidii lo dardargelin lahaa xal u raadinta dagaalkaasi.

    Sidoo kale waxa ay iskala soo qaadeen xaalada wada hadalada Washington iyo Taalibaan ee mudada soo taagnaa, waxaana ay tani kusoo beegmaysaa, iyadoo dawlada Pakistan ay horay u balanqaaday inay kaalin ka gaysan doonto joojinta dhiigga faraha badan ee ku daatay dalka Afghanistan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    September 15, 2026

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    September 15, 2026

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    September 14, 2026
    Latest Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    Xaawo Aadan Camey oo geeryootay

    FAALLO: Ganacsiga Turkiga oo xaalka Somaliya sii cakiray

    BADHAN: Maleeshiyaad beeleedyada oo bilaabay in ay fuliyaan Amarkii Puntland

    XOG: Maxaan ka ognahay safarka Madaxweyne Deni ku aaday Kenya ?

    JABUUTI: Yemeniyiin kasoo cararay dagaalada cusub oo gaaray Obock

    YEMEN: Muhiimada magaalada Mocha ee Xuutiyiintu qabsadeen

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Burcad-badeeda

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.