Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Shir laga yeeshay Amniga Magaalada Muqdisho
    Somalia

    Shir laga yeeshay Amniga Magaalada Muqdisho

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 23, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shirkaasi ayaa waxaa shir Gudoominayay Duqa Caasimadda Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) shirkaasi ayaa Waxaa looga hadlay Barnaamijka Bulsho bile oo ah baraamij cusub oo uu maamulka Gobolka Banaadir ugu talagalay in lagu xoojiyo Laguna dardargeliyo isdhaxgalka bulshada iyo dhiiragalinta soo bandhiga hal abuurka bulshada kunool magaalada Caasimadda ee Mogadisho.

    Sidoo kale Shirka inta uu socdey ayaa waxaa looga hadley dardar galinta Nadaafada , bilic soo celinta caasimada iyo xoojinta Amniga caasimada,waxaana Guddoomiyeyaasha degmooyinka ay duqa Muqdisho uga warbixinyeen amniga Caasimadda iyo Shaqooyinka ay qabteen.

    Ugu Dambeyntii Duqa Caasimadda ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir mudane Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Filish ayaa kula dardaarmay guddoomiyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir, Agaasimiyaasha Waaxaha ee Dowlada Hoose ee xamar in ay dardargeliyaan ka shaqeeynta Horumarinta caasimada si cadaalad ah ugu adeegaan shacabka kunool Caasimadda.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    September 15, 2026

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    September 15, 2026

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    September 14, 2026
    Latest Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    Xaawo Aadan Camey oo geeryootay

    FAALLO: Ganacsiga Turkiga oo xaalka Somaliya sii cakiray

    BADHAN: Maleeshiyaad beeleedyada oo bilaabay in ay fuliyaan Amarkii Puntland

    XOG: Maxaan ka ognahay safarka Madaxweyne Deni ku aaday Kenya ?

    JABUUTI: Yemeniyiin kasoo cararay dagaalada cusub oo gaaray Obock

    YEMEN: Muhiimada magaalada Mocha ee Xuutiyiintu qabsadeen

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Burcad-badeeda

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.