Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Akhriso: 7 shuruudood oo musharixiinta Galmudug ku xireen ka qeyb-galka Doorashada
    Somalia

    Akhriso: 7 shuruudood oo musharixiinta Galmudug ku xireen ka qeyb-galka Doorashada

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 25, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Musharaxiinta Madaxweynaha Galmudug ee kala ah C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa, Cabdi Dheere, Kamaal Gutaale iyo C/llaahi wehliye ayaa war murtiyeed ay wadajir u soo saareen kaga hadlay hannaanka doorashada Galmudug.

    Musharaxinta ayaa soo saaray  sida ay suurta gal ugu noqon karto si ay uga qeyb galaan doorashada muranka badan ka taagan tahay iyagoo soo bandhigay illaa 7 shuruudood.

    Sidoo kale, Musharixiinta ayaa sheegay in loo baahan yahay in maamulka Ahlusunna uu qeyb ka noqdo hanaanka dhismaha maamulka Galmudug si loo xaliyo dhibaatooyinka ka taagan, iyagoona intaas ku daray inay doonayaan helitaanka Guddi doorasho oo madax banaan iyo korjoogto Saddexaad.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.