Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay tahay sababta Dowladda Soomaaliya u hakisay bixinta Baasaboorka ?
    Somalia

    Maxay tahay sababta Dowladda Soomaaliya u hakisay bixinta Baasaboorka ?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 26, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Federaalka ah ee Soomalaiya gaar ahaan hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ayaa waxaa ay ku dhawaqdey in si KMG ah loo hakiyey bixinta Baasaboorka Soomaaliya.
    Qoraal kooban oo kasoo baxey Hay’adda ayaa waxaa lagu sheegay in bixinta baasaboorka la hakiyey laga bilaabo 27 Bisnaa ilaa 2 Bisha soo socota ee Febaraayo.

    Sababaha keenay in la hakiyo bixinta Baasaboorka Soomaaliya ayaa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha waxaa ay ku sheegtay sababo la xiriira Howlo farsamo iyo hormarin ah oo ku socota.

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa marar badan horey u hakisay bixinta Baasaboorka Soomaaliya, waxaana talaabadaas ay saameyn balaaran ku reebtaa dadka Soomaaliyeed ee safarada deg dega ah ee la xiriira Caafimaadka iyo Waxbarashada u aadaya Dibedda.


    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.