Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Kenya: Khasaare dhimasho iyo dhaawac ah oo ka dhashay shil gaari
    Somalia

    Kenya: Khasaare dhimasho iyo dhaawac ah oo ka dhashay shil gaari

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 26, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shilkaan gaari ayaa waxaa uu ka dhacay wadada u dhaxeysa Magaalooyinka Caasimadda kenya ee Nairobi iyo Mombasa, waxaana shilkaasi uu geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.

    Shilka ayaa yimid, kadib markii ay isku dhaceen laba gaari oo nooca Xamuulka qaado ah, xili ay marayeen goobta loo yaqaano Kiongwani, waxaana ka kacay dab sababey dhimashada hal Ruux iyo dhaawac 5 kale.

    Qof goobjooge ahaa ayaa Warbaahinta u sheegay in labada gaari ay so xowli ah ku socdeen,isla markaana isu dhacooda uu sabab u ahaa wadada qeybo kamid ah oo burbursan.

    Ciidamo ka tirsan booliska Kenya ayaa tegay Goobta uu shilka ka dhacay,iyaga oo dhaawaca 5 Ruux geeyey isbitaalka weyn ee ismaamulka Machakos.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    September 15, 2026

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    September 15, 2026

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    September 14, 2026
    Latest Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    Xaawo Aadan Camey oo geeryootay

    FAALLO: Ganacsiga Turkiga oo xaalka Somaliya sii cakiray

    BADHAN: Maleeshiyaad beeleedyada oo bilaabay in ay fuliyaan Amarkii Puntland

    XOG: Maxaan ka ognahay safarka Madaxweyne Deni ku aaday Kenya ?

    JABUUTI: Yemeniyiin kasoo cararay dagaalada cusub oo gaaray Obock

    YEMEN: Muhiimada magaalada Mocha ee Xuutiyiintu qabsadeen

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Burcad-badeeda

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.