Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Shiinaha: Dawladda oo amar ku soo rogtay cunista iyo ganacsiga duurjoogta (VIDEO)
    Somalia

    Shiinaha: Dawladda oo amar ku soo rogtay cunista iyo ganacsiga duurjoogta (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 26, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dawladda Shiinaha ayaa amar ka soo saartay cunista iyo ka ganacsiga hilibka duurjoogta dalkaasi, kadib markii uu dalka shiinuhu ka dillaacay cudur dilaa halis ah oo aan caalamku weli aqoonsan

    Shiinaha ayaa aaminsan in cudurkani uu ka dhashay qaar kamid ah shimbiraha duurjoogta ah ee dalkaasi oo ay cuneen dadka dalkaasi, inkasta oo aan sida rasmiga ah la ogayn halka uu ka yimi balse lagu soo koobay inuu yahay Fayras ku cusub dunida.

    Sidoo kale xukuumadda Shiinaha ayaa mamnuucday in ay dadku isku yimaadaa meelaha la isugu soo baxo, taasoo ay uga gol leedahay xakamaynta inuu faafo ama laysu gudbiyo cudurkan

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.