Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wasiir Dhabancad: Puntland waxaa ka go’an soo celinta Nolasha Dadka Qandala (VIDEO)
    Somalia

    Wasiir Dhabancad: Puntland waxaa ka go’an soo celinta Nolasha Dadka Qandala (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 26, 2020Updated:January 26, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Dhabancad, oo khudbad ka jeediyay munaasabad Hay’adda USAID ku wareejinayso Mashaariicda laydhka Cadceeda iyo Guriga Faleenka ee Degmada Qandala ee Gobalka Bari, ayaa sheegay in Dowladda Puntland ay ka go’an tahay soo celinta Hormarkii dhinaca ganacsiga, adeegyada Bulshada iyo bilicda Degmada Qandala.

    Wasiir Dhabancad ayaa sheegay in Qandala ay u baahan tahay inay u wada istaagaan Shacabkeeda, si loo soo celiyay taariikhdeedii muhiimka aheyd, isagoona intaas ku daray in dib ay Dowladdu u howlgalinayso goobaha loogu shaqeeyo bulshada, sida Isbitaalka iyo saldhiga Ciidanka Booliska.

    “Waxaan idiin soo gudbinayaa salaan kasocota madaxwaynaha oo naga baaqday manta. Waxaa inoo qorsheysan mashaariic ku aaddan qandala waqti aan fogeyn. Hawlaha ina hor yaalla aan qaybsanno oo adeegyada magaladu ubaahantahay oo ay ka mid yihiin xarumihii lagu shaqayn lahaa. Kala dambayn waa in la helaa iyo sharci shaqeeya. Halku dhiggeennuna waa tayayn iyo tiigsi” ayuu yiri Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Dhabancad,

    https://www.facebook.com/moilgrd/videos/193015998514255/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    September 15, 2026

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    September 15, 2026

    π€π‘π“πˆπ‚π‹π„| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    September 14, 2026
    Latest Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    π€π‘π“πˆπ‚π‹π„| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    Xaawo Aadan Camey oo geeryootay

    FAALLO: Ganacsiga Turkiga oo xaalka Somaliya sii cakiray

    BADHAN: Maleeshiyaad beeleedyada oo bilaabay in ay fuliyaan Amarkii Puntland

    XOG: Maxaan ka ognahay safarka Madaxweyne Deni ku aaday Kenya ?

    JABUUTI: Yemeniyiin kasoo cararay dagaalada cusub oo gaaray Obock

    YEMEN: Muhiimada magaalada Mocha ee Xuutiyiintu qabsadeen

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Burcad-badeeda

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.