Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Kheyre “Waa la soo dhaafay waqtigii kuwa aan dalka u dhalan Maamuli jireen” (VIDEO)
    Somalia

    Kheyre “Waa la soo dhaafay waqtigii kuwa aan dalka u dhalan Maamuli jireen” (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 27, 2020Updated:January 27, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ra’iisul Wasaaraha Xukuuadda Soomaaliyaa Xasan Cali Kheyre ayaa Maanta Magaalada Muqdisho ka daahfuray Barnaamij lagu maalgalinayo in kabadan 340 dhalinyaro Soomaliyeed ah .

    Khyere  waxa uu sheegay in Maanta uu daah furay wajiga koobaad ee barnaamijkaan lagu maalgalinaayo dhaliyaro tiradooda ay gaareyso 346 kuwaas oo uu tilmaaay in laga kala keenay gobalada dalka .

    https://www.facebook.com/sntvnews/videos/469943837012586/

    Waxa uu sheegay in barnaamishkaan maagalinta ah ay iska kaashanayaan dowladda Soomaaliya ,bangiyada Soomaaliyeed ee gaarka loo leeyahay iyo dowlada marekanka oo saaxiib la ah Soomaaliya.

    Ugu dambeyn waxa uu Kheyre sheegay in xilliaan laga gudbay waqtigii dad aan dalkan u dhalan ay maamuli jireen,taas oo uu ula jeeday Wakiilada ka socda dowladaha taageera Soomaaliya.Audio Player

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.