Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sanaag: Xiisad dagaal oo ka taagan Degaanka Shidan
    Somalia

    Sanaag: Xiisad dagaal oo ka taagan Degaanka Shidan

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 27, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wararka ka imaanaya degaanka Shidan oo ka tirsan gobolka Sanaag, ayaa sheegaya in halkaasi ay maanta madaafiic ay kusoo garaaceen malayshiya-beeleed.

    Madaafiicdan oo gaareysay sagaal, ayaa waxaa kusoo tuuray degaanka Shidan, maleeshiyaad kasoo jeeda Beesha Isaaq, mana jirto wax khasaare ah oo ka dhashay madaafiicdan.

    Degaanka Shidan oo ka tirsan Degmada Laas-qoray ee gobolka Sanaag, ayaa waxaa ka taagan xiisad u dhexeysa Labo Maleeshiyo beeleed, taas oo salka ku heysa “Macdan qodis”, waxaana degaankan marar badan ka dhacay dagaal beeleed.

    Wararkii ugu dambeeyay ee dagaankaas ka imaanaya ayaana sheegaya inay haatan degaankan ka jirto Xiisad dagaal.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.