Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Akhriso: 8 qodob oo ay ku fashilmatay Dowladda MD Farmaajo
    Somalia

    Akhriso: 8 qodob oo ay ku fashilmatay Dowladda MD Farmaajo

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 28, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa sanadkii saddexaad u buuxsami rabaa Dowladda uu hoggaamiyo Madaxweynaha JFS Maxamed C/llaahi Farmaajo,iyadoona 375 maalmood ay uga hartay xukunka Madaxweyne Farmaajo.

    Madaxweyne Farmaajo ayaa intii uu talada hayay, waxaa Dadka falanqeeya Siyaasaddu ay aaminsan yihiin inuu ku fashilmay saddexdii qodob ee ugu waa weynaa wixii loo doortay, sida, Dhameystirka Dastuurka KMG ah ee Dalka, Saameynta Ciidamo Qaran oo awood u leh inay la wareegaan ammaanka Dalka, iyo qabashada doorasho qof iyo cod ah.

    Hadaba, halkaan hoose ka akhriso 8 Qodob oo kamid ah arrimihii looga fadhiyay Dowladda Madaxweyne Farmaajo oo ay ku fashlmatay;

    1. Dhameystirka Dastuurka qabyada ah
    2. Amniga way ku fashilmatay
    3. la dagaalanka Al Shabaab
    4. Maxkamad Dastuurka
    5. Siyaasaddii Arrimaha Dibadda
    6. Shaqo Abuurkii Dhalinyaradda
    7. Xiriirka Dowlad Goboleedyada & Horumarinta Federalka
    8. Dhismihii Ciidan Qaran oo isku dhaf ah
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.