Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wasiir Dhabancad “Cadawtinimo ka daran ma jirto in DFS la dagaalanto Carruurta Puntland” (VIDEO)
    Somalia

    Wasiir Dhabancad “Cadawtinimo ka daran ma jirto in DFS la dagaalanto Carruurta Puntland” (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 28, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed C/rixmaan Dhabancad, ayaa nasiib darro ku tilmaamay in Dowladda Federaalka ay dhexda u soo xiratay burburinta nolashooda Waxbarasho ee Ardayda Reer Puntland.

    Wasiir Dhabancad oo ka hadlayay magaalada Boosaaso oo uu ka daah-furay kulanka Guud ee sanadlaha ururka Dowladaha Hoose Ee Puntland (ALGAPL), ayaa sheegay in cadaawad ka weyn aysan jirin in lala dagaalamo mustaqbalka carruurta Puntland, iyadoo la siyaasadeynayo Waxbarashada, si khaldana awooda Dowladda ay u adeegsanayaan shaqsiyaad gaar ah.

    https://www.facebook.com/Kasmaalmedia/videos/479029143048588/

    Ugu dambeyntii, Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland ayaa ugu baaqay Guddoomiyaasha Degmooyinka Puntland inay xoojiyaan shaqada ay u hayaan Bulshada, iyagoo raacaya Dastuurka iyo siyaasadaha Dowladda Puntland.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.