Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Jubbaland oo war kasoo saartay baxsashada Wasiirkooda amniga (Akhriso)
    Somalia

    Jubbaland oo war kasoo saartay baxsashada Wasiirkooda amniga (Akhriso)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 28, 2020Updated:January 28, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa War-saxaafadeed uu soo saaray uga hadlay baxsashada Wasiirka Amniga Jubbaland C/rashiid Janan, oo ay Dowladda Federaalka Soomaaliya sheegtay inuu ka baxsaday xabsigii ay ku heysay ee Muqdisho, iyadoona sheegtay inay ka walaacsan tahay xaaladiisa.

    Jubaland ayaa dowlada Federaalka ka dalbatay inay si deg deg ah meel ugu sheegaan Wasiirkii Amniga Jubaland oo aan raq iyo ruux la hayn 5bilood oo uu xamar ku xirnaa.

    Sidoo kale, Jubbaland ayaa sheegtay inay qaadi doonto Dowladda Federaalka Mas’uuliyadda wixii soo gaara Wasiir Janan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    September 15, 2026

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    September 15, 2026

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    September 14, 2026
    Latest Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    Xaawo Aadan Camey oo geeryootay

    FAALLO: Ganacsiga Turkiga oo xaalka Somaliya sii cakiray

    BADHAN: Maleeshiyaad beeleedyada oo bilaabay in ay fuliyaan Amarkii Puntland

    XOG: Maxaan ka ognahay safarka Madaxweyne Deni ku aaday Kenya ?

    JABUUTI: Yemeniyiin kasoo cararay dagaalada cusub oo gaaray Obock

    YEMEN: Muhiimada magaalada Mocha ee Xuutiyiintu qabsadeen

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Burcad-badeeda

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.