Madaxweynaha Somaliland Axmed maxamed Siilaanyo iyo wafti uu hogaaminayo ,ayaa safar ugu anba baxay Dalka Ingiriinska.
Safarka Madaxweynaha waxaa faahfaahin ka bixiyay oo sharaxay ujeedka socdaalkaas, Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka Siiilanayo anba baxaya
https://youtu.be/t-HEIIHATNE
Halkan ka daawo muuqaalka afhayeenka
https://youtu.be/zjfOyAWoZo4