Madaxweynaha iyo waftigiisa waxaa garoonka diyaaradaha ee caasimada jabuti si diiran ugu soo dhaweeyey madaxweyne Geelle iyo xukuumadiisa.
Madaxweyne Farmaajo ayay uga bilaabatay booqasho rasmiya oo qaadan doonta labo maalmood jamhuuriyada jabuti.hoos ka daawo muuqaalka hab maamuuska sare ee loosoo dhaweeyay madaxweyne farmaajo.
Halkan ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/_CARcMpOUEo