Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Hadalka Rw xigeenka waxuu la mid yahay kii Cumar Carte Qaalib
    Somalia

    Video:-Hadalka Rw xigeenka waxuu la mid yahay kii Cumar Carte Qaalib

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 3, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hadalka RW ku-xigeen Khadar Guled wuxuu na xusuusiyey Hadalkii 1991 ee PM Omar Carte Qaalib uu Muqdisho ka jeediyey oo ahaa

    :Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Gobollada Koofurta joogaa ha isu dhiibeen Jabhadda USC,

    Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Gobollada Waqooyi joogaa ha isu dhiibeen Jabhadda SNM.

    Hadalka Omar Carte Qaalib waxaa lagu sheegaa inuu ahaa kala dirkii ciidamada Soomaliyeed.

    Masuulna ka ahaa kala go’idda waddanka.Nasiib darro, markale (2020), ayaa RW ku-xigeen Khadar Guuleed hadal la mid ah ka jeediyey xalay Muqdisho: asagoo faraya Baarlamanku in ay ku sii joogaan sifo aan heshiis Soomali ku ahayn, sharcigana waafaqsanayn, horseedi karta bur bur iyo colaad.

    “Soomalidu sharcina waa ku joogtaa, Heshiisna waa ku wada joogi kartaa”

    .There is no alternative to dilagoue and civil discourse.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.facebook.com/i455353/videos/10158456910631878/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Yaa saaray cadaadiska uu ku aaday Jabuti Suldaan Siciid?

    October 29, 2025

    Faallo:-Loolankii PL iyo Carta rubuc qarni ka hor dhexmaray?

    October 29, 2025

    Wararkii ugu danbeeyay hawlgalka Baallade Ee Buurta Calmiskaad

    October 29, 2025
    Latest Posts

    Xog:-Yaa saaray cadaadiska uu ku aaday Jabuti Suldaan Siciid?

    Faallo:-Loolankii PL iyo Carta rubuc qarni ka hor dhexmaray?

    Wararkii ugu danbeeyay hawlgalka Baallade Ee Buurta Calmiskaad

    Maalinta dalxiiska Puntland oo sanadkan lagu qabtay Xeebta Mareero

    Faallo:-Islaan Bashiir oo iska diiday casuumadii Geelle

    Xog:-Maxaa kasoo baxay kulankii Reer Mudug iyo Madaxweyne Deni

    Madaxweyne Deni oo kala diray Maxkamada Ciidamada Qalabka sida Ee PL

    𝐀𝐣𝐚𝐧𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐊𝐚𝐥𝐟𝐚𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚 𝟓𝟕-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐤𝐢𝐢𝐥𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐏L.

    No Constitutional or Political Justification for Extending the Term of President Hassan Sheikh Mohamud and the Federal Parliament

    Faallo:-Yaa mudan Dowladihii Carta iyo Imbagaati lagu soo dhisay in la xuso?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.