“Cabdullaahi Nin raga oo waxraba weeye kaligiina meel taagan ee idinku Nin in aad daba istaagtaan baad rabtaan oo aad qabaan ahaataan marka dabadhilif waan u ahay ceebna uma arko”Ayuu yiri Boqor Cadde.
Rabi ha unaxariisto janadiina haka waraabiyo Boqor Cadde.
Halkan ka daawo muuqaalka