Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeeray Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska, Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada iyo xafiiska Ururka Haweenka Puntland. Halkan ka daawo muuqaalka https://www.facebook.com/742346877/videos/10158909432736878/