Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan,ayaa digreeto ku magacaabay agaasimaha iyo agaasime waaxyeedyada Hay’adda Tayo dhowrka Jubbaland.