Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Xulka Kubada Cagta Puntland oo galabta la ciyaaraya Xulka ay mataanaha yihiin ee Jubaland. Jubaland,ayaa horay waxaa uga soo badiyay Koonfur-galbeed,iyadoo ciyaartan ay unoqon doonto mid ay ku dhimato ama ku badbaado. Jibril Qoobey.