Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir Airport ee Garoowe kusoo dhoweeyay Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor iyo wafdi uu hoggaaminayo.