Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa hoygiiisa ku booqday Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor.