Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Ciyaartoydii Koonfur-galbeed oo lagu weeraray Muqdisho kadib markii coyaartu soo dhamaatay. Gaari ay saarnaayeen,ayaa lagu weeraray 8-ayaana dhaawac soo gaaray oo isbitaal la dhigay.