Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Madaxweynaha Dowlada Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye”Qooraoor” ayaa ka hor shirka Sanadlaha ah ee Madasha Heritage’ kulan la qaatay masuuliyiinta iyo shacbka ka soo qeyb galay Furitaanka Madasha.