Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Warsaxaafadeed kasoo Baxay wasaarada Arimaha Dibada Turkiga,ayaa lagu Cambaareeyay Qarax lala Eegtay Shirkad Dhismo oo Turki ah ,Qaraxaas oo uu kudhintay Muwaadin Turki ah afar kalena ay ku dhaawacantay.