Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Garowe:-In ku dhow Hal Milyan Dolar oo loogu deeqay Wadada Ceeldaahir-Ceerigaabo
    Somalia

    Garowe:-In ku dhow Hal Milyan Dolar oo loogu deeqay Wadada Ceeldaahir-Ceerigaabo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 6, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maanta dadkii ka soo qayb galay oo u badnaa shaqaalaha Dowlada Puntland iyo Baarlamaanka ay ku yabooheen in kabadan 10kun oo foosto.

    Shirkadda Golis waxay ku yaboohday lacag dhan $200,000 dollar.

    Waxaa goobta laga soo jeediyay xisaab celin wajigii 1aad ee mashruuca wadada waxaana ku baxday lacag dhan $10 Malyan oo dollar oo inta badan ay bixisay Dowlada Puntland.

    Waxaa hada laqorsheeyay wajiga labaad ee mashruuca oo kukacaya lacag dhan $10 Milyan dollar waxaana ka soo qayb galayaasha munaasadaan ay ku yabooheen lacag ku dhaw $600,000 Dollar.

    Masharuucaan oo ah mid iskutashi ah ayna dowlada Puntland hormuud katahay ayaa noqonaya mashruuc casharo badan laga baran doono.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Raalligelin la siiyay Islaan Bashiir Islaan Cabdulle

    November 3, 2025

    Xubnaha Daacish oo billaabay in ay isa soo dhiibaan

    November 3, 2025

    VIDEO: Boolis cusub oo lagu wareejiyay Amniga Garoowe

    November 3, 2025
    Latest Posts

    Raalligelin la siiyay Islaan Bashiir Islaan Cabdulle

    Xubnaha Daacish oo billaabay in ay isa soo dhiibaan

    VIDEO: Boolis cusub oo lagu wareejiyay Amniga Garoowe

    Rival Foreign Powers Accused of Fueling Propaganda War Targeting Puntland

    Faallo:-Maxaa kala soconaa Colaada Sudan?

    Faallo:-Colaada Sudan Puntland qayb kama ahan

    Xog:-Yaa saaray cadaadiska uu ku aaday Jabuti Suldaan Siciid?

    Faallo:-Loolankii PL iyo Carta rubuc qarni ka hor dhexmaray?

    Wararkii ugu danbeeyay hawlgalka Baallade Ee Buurta Calmiskaad

    Maalinta dalxiiska Puntland oo sanadkan lagu qabtay Xeebta Mareero

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.