Shirka dowladaha Masar, Suudan iyo Ethiopia,ayaa mar kale galay xaalad cakiran kadib markii ay gaari waayeen hesiish ku aadan Xiisadda Biyo-xireenka webiga Nile.
Biyo-xireenka oo ay dhiseyso Ethiopia, ayaa Masar iyo Sudan waxay u arkaan halis amni oo ay wajahayaan dadkooda ayaga oo rumeysan inuu yareyn doono biyaha kasoo gaari doona Webiga.