Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Mulkiilihii Tv-ga Universal Axmed Abuukar oo Hargaysa lagu xiray
    Somalia

    Mulkiilihii Tv-ga Universal Axmed Abuukar oo Hargaysa lagu xiray

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 19, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Mulkiilaha Taleefishinka Afka Soomaaliga ku hadla ee Universal Inj Axmed Abuubakar ayaa lagu xirey magaalada Hargeysa,
     
    Ax,ed Abuukar ayaa Ciidamada amaanka Somaliland ay xabsiga u taxaabeen ilaa iyo hadana lama xaqiijin karo sababta ka dambeysa xarigiisa.
     
    Wararka qaar ayaa sheegaya in sababta loo xirey Mulkiilaha Universal ay tahay barnaamijka qosol wareedka ah ee Faaliyaha Qaranka oo warar aysan jecleysan mas’uuliyiinta Somaliland laga daawaday, Kuwaasi oo ay ka qayb ka ahaayeen Warbixino ku saabsan Arinta magaalada Berbera, Go’aankii Dawlada Soomaaliya iyo Waliba Riwaayad Qosol leh oo ku saabsan.
     
    Taleefishinka Universal ayaan illaa iyo hadda baahin xariga loo geystey Mulkiile Axmed Abuubakar, mana jirto wax war ah oo ay xarigiisa ka soo saareen mas’uuliyiinta maamulka Somaliland.
     
    Dhowaan ayaa mid kamid ah jilayaasha ugu caansan dalka Soomaaliya Cabdi Muriidi oo loo yaqaan Ajakis kana mid ah barnaamij wareedka Faaliyaha Qaranka lagu xirey magaalada Hargeysa isagoo sheegay in jir dil lagu sameeyay.
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    September 15, 2026

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    September 15, 2026

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    September 14, 2026
    Latest Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    Xaawo Aadan Camey oo geeryootay

    FAALLO: Ganacsiga Turkiga oo xaalka Somaliya sii cakiray

    BADHAN: Maleeshiyaad beeleedyada oo bilaabay in ay fuliyaan Amarkii Puntland

    XOG: Maxaan ka ognahay safarka Madaxweyne Deni ku aaday Kenya ?

    JABUUTI: Yemeniyiin kasoo cararay dagaalada cusub oo gaaray Obock

    YEMEN: Muhiimada magaalada Mocha ee Xuutiyiintu qabsadeen

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Burcad-badeeda

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.