Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Qoys lagu xasuuqay duleedka muqdisho
    Somalia

    Qoys lagu xasuuqay duleedka muqdisho

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 8, 2017Updated:July 8, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Wararka ka imaanaya Duleedka Magaalada Muqdisho gaar ahaan inta u dhexeysa Ceelasha-biyaha iyo Siinka Dheer ayaa sheegaya in Maanta halkaas lagu laayay Wiilal dhalinyaro ah oo uu dhalay Ganacsade Caan ah oo lagu Magacaabo Xaaji Gaabow.
     
    Dadka la laayahay oo gaaraya ilaa Shan Qof ayaa la sheegay in ay ka baxeen Magaalada Muqdisho,waxaana ay wadeen Meyd ay doonayeen in ay soo duugaan ,iyadoo halkaas lagu dilay ilaa 5 Qof.
     
    Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose ayaa Xaqiijiyay in halkaas lagu laayahy illaa Lix Qof oo ka mida Familka Reer Xaaji Gaabow.
     
    Ilaa iyo hada majirto cid sheegatay in ay fulisay dilkaas,balse muqdisho ayay wax caadiya ka yihiin dilalka qorshaysan iyo qaraxyada.
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.