Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa inay yeeshaan kulan ka dib markii dhowaan uu furmay Kalfadhiga Labaad ee Baarlamaanka.
ย
Qodobada Maanta Baarlamaanka la horyaala ayaa waxaa kamid ah ย Miisaaniyadda Dowladda oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Maaliyadda fadaraalka.
ย
Dhankale waxaa jira Sharciyo Badan oo horyaala Baarlamaanka Fadaraalka Soomaaliya oo la doonayo in goโaan laga gaaro sida uu horay u sheegay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jawaari.