Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Karkaar,ayaa noqotey gobolkii u horreeyey ka carraaba #KoobkaPuntland, kaddib markii ay 3-4 ay Cayn ugu quus-goysay. Buuhoodle ayaana iska xaadirisey afar-dhammaadka koobka Puntland.