Raβiisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Wefdigiisii ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib booqasho 3 maalmood ah oo uu ku tagay Kenya, halkaas oo uu kula kulmay madaxweynaha Kenya, masβuuliyiin kale, Jaaliyadda Soomaalidaa ee Kenya iyo wakiillada Beesha Caalamka.
 
									 
					