Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xuska Sanadguurada 23-aad Ee Puntland Ohio lagu qabtay
    Somalia

    Xuska Sanadguurada 23-aad Ee Puntland Ohio lagu qabtay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 25, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Jaaliyadda Puntland ee gobolka Ohio ee cariga Maraykanka ayaa qabtay munaasabad lagu maamuusayay 23 guuradii ka soo wareegtay aasaaskii dowladda Puntland ee Soomaaliyeed

    Waxaa ka soo qeybgalay qeybaha kala duwan ee Bulshada iyada oo fankuna kaalin  muuqata ka ciyaarayay.

    Inta Baddan dadkii ka hadlay ayaa siyaabo kala duwan uga sheekeeyay marxaladihii ay Puntland soo martay iyo Halka ay manta joogto.

    Qurba joogta ayaa isku booriyay in dalka dib loogu laabto lana sameeyo maal gashi dhan walba ah.

    Ganacsato dhawaan booqatay Puntland ayaa ka sheekeeyay isbadalka jira iyo halka ay tahay in la gaaro.

    Bulsho walba waxaa laf dhabar u ah Nabadda waxaana la isku raacay in Nabad la isku halayn karo ay ka jirto deegaamadaasi.

    Puntland oo ah maamulkii ugu horeeyay oo Soomaaliya laga hirgaliyay ayaa gaaray Horumar dhan walba ah.
    War-baahinta Idil oo ahayd war-baahinta kaliya eeĀ  ka qayb-gashay ayaa bulshada reer Puntland ugu adeegaysa meel kasta oo ay joogaan.
    Ali Abdulle farah Idilnews OHIO.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyayaal degmo

    November 9, 2026

    Ilhan Omar oo guul taariikhi ah ka gaartay doorashada Mareykanka

    November 4, 2026

    Miisaaniyadda 2027 ee Puntland oo noqotay $308,213,973

    November 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyayaal degmo

    Ilhan Omar oo guul taariikhi ah ka gaartay doorashada Mareykanka

    Miisaaniyadda 2027 ee Puntland oo noqotay $308,213,973

    Uganda oo shaacisay war naxdin geliyay maamulka Xassan Shiikh

    Mareykanka oo bilaabay tababarka Ciidamo gaar ah oo Puntland yeelanayso – (Sidee loo qoray?)

    Askar katirsan Ciidamada Uganda oo ka duulay Muqdisho

    GAROOWE: Booliska Puntland oo qabtay gaari sidday Hub

    XOG: Puntland oo dhistay Cutub Ciidan oo ku dagaallama diyaaradaha Drones-ka

    Booliska gobolka Mudug oo la wareegay qalab Isgaarsiineed

    Deni “Waxaan kula talin Xassan Shiikh isagoo tiisa u turaya in uu is casilo”










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.