Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Hadalkii Sh Shariif Oo Uu beeniyay Cumar Cabdirashiid
    Somalia

    Hadalkii Sh Shariif Oo Uu beeniyay Cumar Cabdirashiid

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 13, 2021Updated:October 13, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Cumar Cabdirashiid oo qoraal uu soo dhigay twitter-ka ku beeniyey hadalkii Shariif ee ahaa in uusan waxba ka ogayn heshiiska.

    Sh.Shariif oo xalay ka hadlay munaasabad ka dhacday Muqdisho, oo loogu dabaal-degayey go’aanka ay Maxkamadda ICJ ka gaartay kiiska badda,ayaa sheegay inaanu la socon heshiiska,islamarkaana Cabdiraxmaan Cabdishakuur uu u sheegay qorshaha safarka subaxii uu u aadayey Nairobi.

    Balse Cumar wuxuu shaaca ka qaaday inuu wax ka ogaa heshiiska Sh.Shariif.

    “Madaxweyne Shiikh Shariif qeyb,ayuu ka ahaa hanaanka go’aanka looga gaaray in la teegeero heshiiska MOU ee hadda farqiga ka sameeyey kiiskeena. Halista ay leedahay in la inkiro, waa inay furi karto waddo madaxweyne Farmaajo uu berri ku beeniyo inuu wax ka ogaa dhiibistii Qalbi-Dhagax, sidaasna ay wax walba ku socdaan,” ayuu yiri C.Sharmarke.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Gaas oo loo magacaabay Wakiilka Midowga Afrika Ee Koonfurta Sudan

    June 29, 2025

    Xog:-Safarka Madaxweyne Cirro Ee Wadanka Qatar

    June 28, 2025

    Faallo:-Muxuu ka dhigan yahay Warsaxaafadeedka ay soo wada saareen PL iyo JL?

    June 26, 2025
    Latest Posts

    Gaas oo loo magacaabay Wakiilka Midowga Afrika Ee Koonfurta Sudan

    X9G:-Safarka Madaxweyne Deni Ee Gobolka Mudug

    Xog:-Safarka Madaxweyne Cirro Ee Wadanka Qatar

    Faallo:-Muxuu ka dhigan yahay Warsaxaafadeedka ay soo wada saareen PL iyo JL?

    Wadaxaajoodkii Madaxweynayaasha JL iyo PL oo laga soo saaray Warmurtiyeed

    Hogaamiyayaasha Nato oo aqbalay dalabkii Mw Trump

    Banaanbaxyo looga soo horjeedo Dowlada oo ka socda Kenya

    Mucaaradka Muqdisho iyo Xasan Shiikh oo kulmah

    Ugu danbayn Xabad joojin Maraykanku amray,ayay Israa’iil iyo Iran wada qaateen

    Faallo:-Socdaalka Madaxweyne Axmed Madoobe Ee Garowe

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.