Raβiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xusyen Rooble ayaa munaasabad soo dhaweyn ah u qabtay Ergadii Soomaaliya ee Kiiskii difaaca Badda oo uu hogaaminayey Raβiisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar).
Halkan ka daawo muuqaalka





 
									 
					