Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Xoogagii Ahlusunna,ayaa ka baxay Magaalada Guriceel Saldhigii Booliska iyo Goobo kale oo muhiim ah. Ciidamadda Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa caawa Gudaha u galay Magaalada Guriceel, halkaasoo labo Usbuuc ay haysteen Xoogaga Ahlusunna.