Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video+Sawiro:-10-Ka Arday ee ugu sareeyay Puntland oo abaaalmarin la gudoon siiyay
    Somalia

    Video+Sawiro:-10-Ka Arday ee ugu sareeyay Puntland oo abaaalmarin la gudoon siiyay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 26, 2017Updated:July 26, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland ayaa magaalada Garoowe kaga qaybgalay munaasabad wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ay abaalmarin ku gudoon siineysey 10kii arday ee sanadkaan ugu sareeyey imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland.

    Munaasabadda ayaa waxaa sidoo kale ka qaybgalay madaxda wasaaradda, maamulayaal, arday, waalidiin, ehelka ardayda iyo qaar kamid ah bulshada kunool Garoowe, waxaana wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland Pro Abshir Awyuusuf Ciise uu ardayda ugu hambalyeeyey kaalmaha ay galeen isagoona sheegay inay siiyeen waxbarasho dalka dibaddiisa ah oo lacag laโ€™aan ah.

    Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey oo soo xiray xafladda ayaa bogaadiy wasaaradda waxbarashad, wuxuuna sheegay in dowladdu ay ahmiyad gaar ah siinayso waxbarashada.

     

     

     

     

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

     

     

     

     

     

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday

    October 19, 2025

    Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray

    October 19, 2025

    Xuutiyiinta Yemen oo weeraray Markab ku wajahan Dekeda Jabuti

    October 18, 2025
    Latest Posts

    Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday

    Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray

    Xuutiyiinta Yemen oo weeraray Markab ku wajahan Dekeda Jabuti

    Maxay kala yihiin kaydadka dabiiciga ah Ee PL ka samayn karto dhaqaale xoog badan?

    Maxay ahaayeen Qodobadii looga wada hadlay kulankii Itoobiya iyo SL?

    Maraykanka oo udiiday Ukrain Gantaalada Tomahawk

    Heshiiskii Niyukleerka Ee Iran iyo quwadaha oo dhamaaday

    ๐€๐ฎ๐ฌ๐ญ๐ซ๐š๐ฅ๐ข๐š ๐ฌ๐ก๐ž๐ž๐ฉ-๐ž๐ฑ๐ฉ๐จ๐ซ๐ญ ๐›๐š๐ง ๐ก๐ž๐ฅ๐ฉ๐ฌ ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐š ๐ฐ๐ข๐ง $๐Ÿ ๐›๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข๐จ๐ง ๐จ๐Ÿ ๐ฌ๐š๐ฅ๐ž๐ฌ

    Faallo:-Fudaydka Siyaasada dibada Ee Xasan iyo saamaynta loolanka quwadaha caalamka

    Sidee PL uga faa’idaysan kartaa Kalluunka ay hodanka ku tahay?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.