Articles by Jibril Qoobey.
US, UK issue Ethiopia travel alerts ahead of OLF rally in Addis Ababa
The United States and the United Kingdom have issued security alerts for the Ethiopian capital…
Tahniyad aroos oo ku socota Cismaan Cabdi iyo Marwadiisa Iimaan Sanweyne
Hambalyo ku socota dhamaan faracii reer islaan iyo reer Cismaan qurux. Anigoo ah Idil Hasan…
Muqdisho:-Ma dhabaa in Wasiir Jamaal iibsanayo Xubin Xildhibaan Golaha Shacabka ah?
Wasiirka Qorshaynta dowladda Federaalka Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan,ayaa si musuqmaasauq ah kula heshiiyey Xildhibaan inuu…
Puntland:-Waxbadan ka ogow khilaafka mashruuca dhismaha Wadada Galkacyo-Garowe!!
Mashuuraca dhismaha wadada waxaa Maalgeliye ka ah Midowga Yurub (EU), waxaana Wakiil u ahaa EU…
Security Alert – U. S. Embassy Addis Ababa, Ethiopia
The U.S. Embassy is monitoring reports of protest and unrest throughout Addis Ababa, with police…
Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka oo shuruud ku xiray shirka Farmaajo ku baaqay
War ka soo baxay golaha iskaashiga dowladda gobolleedyada oo dhawaan ku dhawaaqay in ay xiriirka…
Video:-Keating”Mucaarad Wadaniya iyo Xukuumad dan guud ilaalinaysaa kama jirto Somaliya”
Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Michael Keating oo xilka uu kasii…
Maxkamadayntii Cabdi Maxamuud Cumar oo dib u dhacday
Maanta oo Jimco ah ayaa lagu waday in Maxkamad lasoo taago Madaxweynihii hore ee dowlad…
UN chief appoints new envoy for Somalia
UN Secretary-General Antonio Guterres has appointed Nicholas Haysom of South Africa as his special representative…
Press Statement Jalam – Harfo Road Project
Madaxweyne Gaas oo magacaabay Wasiir ku xigeenka Maaliyada
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu xafiiskiisa kasoo saaray maanta…
Video:-Shirkii golaha Wasiirada Koonfur-galbeed oo lagu ansixiyay Miisaaniyada…
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Video:-Maxaa kasoo baxay shirkii golaha Wasiirada Jubaland Ee khamiislaha ahaa?
Halkan ka daawo muuqaalka
Nicholas Haysom oo noqday Ergayga gaarka ah Ee Qaramada midoobey..
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guturres ayaa si rasmi ah ugu magacaabay Nicholas Haysom…
Xiriirka itoobiya iyo Maraykanka oo sii xoogaysanaya
Mareykanka waa inuu xoojiyaa xiriirka kala dhaxeeya dowladda Ethiopia kadib isbeddelo waa weyn oo ka…
Gudoomiyihii Baarlamaanka Galmudug oo xilkii laga qaaday
Xubnaha Baarlamanka Galmudug ayaa maanta sheegay inay xilkii ka qaadeen gudoomiyihii baarlamanka dowlad goboleedka Galmudug…
Maxaa hortaagan dib ugu soo laabashada IGAD Ee Eretereya?
Ka dib is baddelada gobolka ka dhacay, ayaa Eritrea si lama filaan ah waxay u…
Ciidamo iskaashanaya oo dukhaymo ka fuliyay duleedka Muqdisho
Xoogagga Mareykanka ayaa iyagoo taageero ka helay kuwa Soomaaliya 11-kii bishan duqeymo cirka ah ka…
Video:-Madaxweyne Gaas oo xariga ka jaray Xaafiiska Wasaarada Kaluumaysiga
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 13 September…
Video:-Madaxweyne Gaas oo daahfuray shirweynaha maamula Wanaaga iyo Hanaanka Dimuqraadiyadda
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 12 September…
Video:-Dhismaha Wadada Wadnaha Gaallkacyo oo si rasmi ah loo daahfuray
Dhismaha Wadada Wadnaha u ah Magaalada Galkacyo,ayaa si rasmi ah ubilowday. Xaflada Daahfurka dhismahaas oo…
Video:-Halkee marayaa dhismaha Wadada Gaalkacyo-Garoowe?
Halkan ka daawo muuqaalka
Video:-Halkee marayaa dhismaha isbitaalka Galakcyo?
Isbitaalka Guud ee Galkacyo oo dib u dhiskii marayo heer gabagaba ah.todobaadyo gudahoodna xariga laga…
Video:-Madaxtooyada Galmudug Oo ujawaabtay Madaxweyne Farmaajo
Halkan ka daawo muuqaalka
Video:-Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo Mooshin laga keenay
Wararka ka imaanaya Magaalada Dhuusa Mareeb ayaa sheegaya in maanta xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug…
Video:-Halkee marayaa dhismaha Wadada Galkacyo-Garowe?
Wadadan waxaa hada Daamurka la saarayaa 40-km oo ka mid ah,waxaana bixinaysa dhaqaalaha ku baxaya…
Video:-Maxaa kasoo baxay shirkii deg-dega ahaa Ee Golaha Wasiirada Puntland?
Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland uuna Shir-Guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr: Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa…
Video:-Wararkii ugu danbeeyay Ee xaalka Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar
Warar laga helayo ehelada madaxweynihii hore ee Dowlad-deegaanka Soomaalida, Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa sheegaya in…
SHIRKII KISMAAYO EE MAAMUL GOBOLEEDYADA OO GUUL KU DHAMMAADAY
SIDA KU XUSAN TAARIIKHDA SOOMAALIYA WAXAA JANUARY 1991 SOO IDLAADAY XUKUNKII KELIGII TALISKA AHAA EE…
Laami saaridii Wadada Gaalkacyo iyo Garowe isku xirta oo si rasmi ah ubilaabatay
Shirkadda Isxilqaan ayaa maanta bilowday in ey Laami saarto qaybo ka mid ah Laamiga Gaalkacyo…
Jubbaland oo bilowday hirgalinta go’aankii hakinta wada shaqaynta Dowlada Fadaraalka
Wasiirka Qorsheynta Dawlad Gobaledka Jubbaland Mudane Aadan Aw Xirsi ayaa sheegay in aanay ka qeyb…
Seneterada Aqalka-sare oo ka baaqday ka qaybgalka xaflada furitaanka kalfadhiga baarlamaanka
Gudiga Joogtada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Fadaraalka Soomaaliya oo maanta shir ku yeeshay Magaalada Muqdisho,ayay…
Maxay isku hayaan Cabdalla Cabdalla iyo hoggaanka Nabad iyo Nolol?
Jeneraal Cabdalla Cabdalla oo soo noqday taliye ku xigeenka NISA ayaa maanta waxaa garoonka Muqdisho…
Video:-Wararkii ugu danbeeyay weerarkii Toorayda Ee Paris
Booliska Faransiiska ayaa xiray nin la sheegay inuu magaalada Paris ku dhaawcay 7 qof oo…
Video:-11-qof Oo ku geeriyooday qaraxii ka dhacay Magaalada Muqdisho
Tirada dadka ku dhintay qaraxii saaka ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa korodhay iyadoo la xaqiijiyey…
Video:-Madaxweynaha Jamhuuriyada oo furay kalfadhigii 4-aad Ee Baarlamaanka Fadaraalka
Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay kalfadhigii afraad ee golaha shacabka, oo lagu qabtay dugsiga…
Video:-Madaxweyne Waare oo sii daayay xog amaan oo xasaasiya
Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, ayaa warbaahinta la hadlay,…
Xisbiyada Xamar oo taageeray go’aamadii kasoo baxay shirka Kismaayo
Xisbiyada ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan go’aankii ay ka qaateen wada-shaqeyntii dowladda ay la…
Dacwad laga gudbiyay Fahad Yaasiin iyo Ninka uga sareeya NISA
Taliye kuxigeenkii hore ee Nabadsugida Cabdalla Cabdalla Maxamed ayaa dacwad ka dhan ah Agaasimaha NISA…
Video:-Madaxweyne Gaas oo dib ugu soo laabtay Caasimada Garowe
Madaxweyne Gaas oo dib ugu soo laabtay Garowe kana hadlay shirkii Kismaayo iyo go’aamadii ad-adkaa…
Video:-Madaxweyne Shariif Xasan oo dib ugu laabtay Baydhabo kana warbixiyay shirkii Kismaayo
Madaxweyne Shariif Xasan oo dib ugu laabtay Magaalada Baydhabo ee xarunta Kmg ah ee Maamulka…
Video:-Wadada halbowlaha u ah Magaalada Gaalkacyo oo dayactir lagu bilaabay
Wadada ugu muhiimsan ee isku xirta guud ahaan Magaalada Gaalkacyo waxaa ku bilowday dib udayactir…
Kooxda Nabad iyo Nolol oo ku baaqday in layskugu yimaado 8-bilood kadib shirkii amniga Qaranka
War kasoo baxay Xaafiiska Madaxweynaha Somaliya,ayaa lagu shaaciyay in shir wadatashi ah loogu yeeray Madaxda…
Video:-Camey oo markale khilaafay Madaxweyne Gaas kana hor yimid shirka Kismaayo
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland,ayaa waraysi uu bixiyay caawa ku sheegay in uu khilaafsan yahay shirka Kismaayo …
Wasiirka amniga Dowlada Fadaraalka Oo Danmark ujooga soo celinta 370-Qof Somaliya.
Shalay waxaa si aan la shaacin uga soo degay caasimada Danmark ee Copenhagen Wasiirka Amniga…
Video:-Khayre oo kulan sagootin ah la qaatay Ergayga xiligiisu dhamaaday Ee Qaramada midoobey
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali khayre ayaa haddiyado guddoonsiiyay Michel keating, waxa uuna uga mahadceliyay Shaqadii…
Madaxweyne Gaas oo soo afmeeray shirkii dowladaha xubnaha ka ah dowlada fadaraalka
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in Warmurtiyeedka kasoo baxay shirka Dowladdaha…
Video:-Isbadal balaaran oo lagu sameeyay Maxkamadaha Gopbolka Banaadir
Waxaa maanta oo sabti ah isbadal lagu sameeyay Maxkamadaha racfaanka ee gobalka Banaadir iyo tan…
Xaafiiska Madaxweyne xigeenka Puntland oo beeniyay warar laga been abuuray
Xafiiska madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland,Cabdixakiin Xaaji Cumar(Camey) oo aan la xiriiray ayaa gebi ahaanba…
Video:-Madaxweyne Waare”Ilmuhu markuu 6-bilood jiro ayaa lakala gartaa in uu caafimaad qabo oo maskaxdisu shaqaynayso”
”Waxaa isoo wacay Nin aan sxb-nahay oo aad ujecel in dowladnimo lahelo oo dowladu shaqayso,…
Video:-Madaxweyne Axmed Madoobe oo ka jawaab celiyay xisaabcelintii ay dalbatay dowlada fadaraalka
”Waxaan Social media ku arkay warqad lagu sheegay in ay kasoo baxday dowlada fadaraalka ,taasoo…
NINKII LAQDABO KU LUSHAA LILAAHI BUU U LUMAA
DFS oo go’doon siyaasadeed iyo mid qaynuuni ah madaxa la gashay kadib markii dawlad Goboleedyadu…
Dowlada Jabuti oo hoos udhigtay doorkii Farmaajo Ee heshiiskii Eretereya iyo Jabuti
Dowlada Jabuti waxay uga mahadcelisay sheegtayna in ay abaal ugu hayso heshiiska dhexmaray iyada iyo…
Hogaamiyihii Daacish Ee Khorasan oo La Dilay
Ciidamada Mareykanka ee jooga dalka Afghanistan ayaa xaqiijiyay in howlgal ay bishi hore ka sameeyeen…
Calankii Deegaanka Somalida oo la badalay
Baarlamaanka Maamulka Somalida waxuu maanta ansixiyay qaodobo masiiriya. Baarlamaanka oo saaka yeeshay fadhi aan caadi…
Fursadii ugu danbaysay Ee lagu badbaadin lahaa dagaalka Idib oo fashilantay
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa ku gacan seyray xabad joojinta uu Turkiga codsaday si looga…
Dowladaha xubnaha ka ah dowlada fadaraalka oo xiriirkii ujaray dowlada dhexe
War murtiyeed Golaha Iskaashiga dowladaha xubnaha ka ah dowlada Fadaraalka ay soo saareen ayay ug…
Video:-Qarax khasaare dhaliyay oo ka dhacay magaalada Qardho
Xarunta Gobolka Karkaar ee Qardho waxaa ka dhacay goor dhawayd Qarax uu sababay Wiil yar…
Saraakiil iska fogeysay qoraalka NY Times
Saraakiisha sar sare ee maamulka Trump ayaa iska fogeeyey in ay qoreen maqaal lagu daabacay…