Shalay Sadex xubnood,ayaa lagu dilay garaacistii lagu fuliyay argagixisada. Sidoo kale Sadex maalmood ka hor,waxaa la dilay 5 ka mid…
Browsing: Puntland
Xeebta Mareero Bosaso,waxaa lagu qabtay sanadkan xuska Maalinta dalxiiska Puntland oo sanadkiiba mar la qabto. Mareero oo si weyn loo…
Islaan Bashiir Islaan Cabdille,waa isinka ka baaqday Jabuti,isla markaana 25-sano ka hor aan aadin Carta. Islaan Cabdille,waa Islaan Bashiir Aabihiis,wuxuu…
Mudug,waxaa ka yimid wefti balaaran oo uu hogaaminayo Islaan Bashiir Islaan Cabdille oo ka koobanโฆ.. 1.Gudiga horumarinta G.Mudug.2.Ganacsato ka timid…
Garoowe: 28 October 2025 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 09 ee…
๐๐ฃ๐๐ง๐๐๐ก๐ ๐๐๐ฌ๐ฆ๐ข๐ ๐ ๐๐ก ๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐-๐๐๐ ๐๐ ๐๐จ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐ค๐ข๐ข๐ฅ๐ฅ๐๐๐ ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐๐๐๐ ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐๐ง๐. Halkan ka akhriso:-
Shirkii Carta,waa jabkii Labaad oo ku dhacay Somalida,marka laga soo tago burburkii 1991-dii. Geelle wax macno leh oo Maanta loogu…
๐๐๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐, ๐๐ ๐๐ค๐ญ๐จ๐จ๐๐๐ซ ๐๐๐๐ โ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Mudane Hon Abdirisak Ahmed Said, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka…
Khudbadda Dastuuriga ah ee Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo furay Kal-fadhigga 57-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland,ayaa…
Madaxweyne Deni ee kalfadhiga 57-aad golaha wakiilada Puntland,ayaa cadeeyay in PL ay weli ku taagan tahay raadinta Dowlad Somaliyed oo…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu wehliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Osmaan Lugatoor ayaa maanta…
“Saaxiibkay Siciid Deni iyo maamulka Puntland,ayaan u mahadcelinayaa”Ayuu yiri.Madaxweyne Cirro. Hadalkan,ayuu ka sheegay Cirro Shirka Nabada ee Sanaag oo uu…
Qardho : 21 October 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku jooga degmada Qardho,ayaa galabta…
Qardho: 21 October 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka tacsiyeeyay geerida Agaasimihii Hayโadda PDRC Allaah ha…
Boosaaso: 19 October 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka Mudane…
Boosaaso : 19 October 2025 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee…
Sanadkii tagay,waxaa PL laga dhoofshay Dahab qiimihiisu dhan yahay $150-Milyan. Dahabkaas ma ahayn mid sifaysan oo Dhagax,ayaa la socday,waana mida…
Badda PL,waxaa ka Kalluumaysta in ka badan 2100 Doonyo iyo Maraakiib shisheeye. Ku dhawaad Bishii,waxay la baxaan Kalluun qiimihiisu gaarayo…
JL,waxay ka dalbatay Itoobiya in ay kusoo wareejiso Talyaha Ciidamada Lugta DFS Khaalid oo Doolow ku dhuumaalaysanayay,iyadoo ku eedaysay in…
Miino,ayaa la kacday Ciidamo ka mid ah kuwa difaaca PL oo marayay Wadada Daraymadoobe. 7-Askari,ayaa ka shahiiday Ciidamada difaaca PL.…
Dilalka ka dhacaya mahan kuwo argagixiso ka danbayso iyo kuwo siyaasadeed ee waa danbiyada caadiga ah. Mida kale oo aan…
Born in Mogadishu on 1st September 1984, Dr. Guled Salah has become known as one of Somaliaโs most forward-thinking leadersโa…
Ciidamada geesiyaasha ah ee difaaca Puntlabd,waxay ku dileen Aaga Al Arabiya Laba Xubnood oo argagixisada Daacish ah. Waxay kaloo ku…
Abiy,ayaa uyeeray Xasan Shiikh ee isagu ma dalban markan. Uyeerida Abiy uu uyeeray Xasan,waxay daarnayd arimaha JL. Xasan,ayaa ka dacwooday…
Midowga Afrika iyo Midowga Yurub,waxay wadajir uxaqiijiyeen in ay taqgeerayaan Sadex Qodob oo kala ahโฆ. 1.Midnimada,madaxbanaanida iyo Gobanimada Somaliya. 2.Dhismaha…
Boosaaso : 09 October 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya…
Safiirka UK ma xusin DFS,halka PL uu toos usiiyay maqaamkeeda oo u karaameeyay oo cadeeyay in ay kala xaajoodeen amaanka…
Kulanka PL & UK,wuxuu kusoo idlaaday guul,waxaana lagu gaaray is afgarad,iyadoo laysla qaatayโฆ..
Saadaasha roobka, qaybo ka mid ah degmooyinka ceerigaabo, Taleex, Boocame Xudun, Garowe, Laascaanood iyo Burtinle, ayaa lafilayaa inay helaan roobab…
Xasan,ayaa udirsaday Abiy casuumad ah in uu yimaado Adis- ababa Sabtida ama Axada (Weekend),waase ka cudurdaartay Abiy oo wuxuu ugu…
Waa lagu kala kacay wadahadalkii Caawa usocday JL iyo Dowlada Fadaraalka Somaliya. “Ka laabo doorashadii aad qabsatay oo kusoo laabo…
Ugu danbayn,isagoo hagoogan oo qajilaya,isla markaana dacaysan,ayuu ka degay Kismaayo Xasan Shiikh. Waa tilmaan cad oo muujinaysa in uu ku…
Kulamo wax ku ool ah,ayaa uga soo dhamaaday Nayrobi PL & SL. Qodobada kulamada looga xaajooday,waxaa ugu waa weynaa Laba…
Maanta,ayaa udanbaysay muuqashada fashilkiisa oo Dhulka Xamar uu ka hadlayay,isagoo umuuqday Duqa Miqdishoโฆ.. 1.Kama hadlin xaalada guud ee Dalka 2.Kama…
Ceelasha Butici,waa laga sifeeyay argagixisada,waxaana lagu hareeraysan yahay Ceelka Barakalaah. Waa Ceelal muhiim ah Ceelashan Maanta laga sifeeyay argagixisada. Tiro…
Halkan ka akhriso:-
Waa soo gabagaboobeen wada xaajoodkii Nayrobi ee PL,JL iyo Madasha Mucaaradka Muqdisho. Mowqif midaysan ayay ugudbiyeen Sadexda Garab Dowlada Kenya…
Deni iyo Axmed,waxay muujiyeen midnimo xoog badan oo Hal Qof ay isku noqdeenwaxaana muuqata in Axmed Madoobe ka fogaanayo in…
PL& JL Xalay si rasmi ah ayay uwada hadleen oo iskula meel dhigeen Qodobada ay gudbinayaanโฆ.. PL? B. Waxay ku…
Inta badan,waxay ahayd mid guud oo aan lahayn faahfaahin la arki karoโฆ. 1.Wuxuu ka hadlay in uu horumariyay Waxbarashada mana…
Ciidamada Difaaca Puntland oo saakay fuliyay hawlgal qorshaysan,ayaa dilay 5-ka mid ah Miinaystayaashii argagixisada,halka ay nolosha ku qabteen Hal mid.…
Ugu danbayn Islaan Bashiir Islaan Cabdille,ayaa soo afjaray khilaafkii Ceelka Qabooley ee Jifooyinka Walaalaha ah MC & RM ee Beesha…
Geerida argagixisada la laayay,waaโฆโฆ 1.Shalay oo la dilay 12-xubnood. Ilaa iyo hada Aag ilaa 3-km ah,ayay ku jiraan,waxaana ku socda…
Madaxweyne Deni,wuxuu usafrayaa Kenya Maalinka Berri foog ah hadii rabi idmo. Socdaalka Mw,wuxuu daaran yahay Laba Qodob oo isku Qodob…
Ciidamada Difaaca Puntland Maanta,waxay qaadeen hawlgal qorsheysan oo ay ku beegsadeen firxadka Argagixisada. Deegaanka Carabiya ee Togga Baallade,ayay ka hawlgaleen…
Xilligii loo baahnaa ayay ku bilaabatay Xasan,waxaana sii dilay fursadaha uu bixiyay. Mucaaradka Xamar,waxay ka faa’idaysanayaan “Garab istaaga Shacabka iyo…
Maalmaha soo socda,wuxuu isku qaadi doona JL si uu Indhaha uga jeediyo gudaha Xamar Dabka uga holcaya. Axmed Madoobe horay,waa…
Si Qaran,ayaa loo aasay Jen.Qalyare,waxaana Janaasadii koobaad kusoo tukaday Madaxweyne Deni ka hor intaan laga soo qaadin Bosaso. Sidoo kale,waxaa…
Markab sida 150 Kunteenar oo Dowlada Puntland ay gaar uleedahay,ayaa ku xiran Dekeda Bosaso oo la dajinayaa. Kunteenarada saaran,waxaa Dowlada…
Dhasaan, Qandala โ Gobolka BariPuntland waxa ay wayday mid ka mid ah saraakiisheeda ugu sarreeya, uguna hal-adagnaa, kadib markii uu…
Allaha unaxariisto Jeneraal Qalyare oo kugeeriyooday qarax miino Aaga Dhasaan iyo Sheebaab dhexdooda. Qalyare,wuxuu kamid ahaa saraakiisha aysan reer Puntland…
Garowe: September 22, 2025: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Mudane Abdi Farah Juxa wuxuu Xoghayaha Dawladda…
Hayโadda Juba Foundation,ayaa Cawa magaalada Boosaaso xarunta Ganacsiga Puntland ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Nabadda Adduunka. Munaasabadan,ayaa lagu dhiirrigelinayo…
Saraakiisha amniga Puntland,ayaa xaqiijiyey in Mareykanku maanta labo duqeyn ka geystay Toga Baalade, meel ku dhow aagga Maraagade ee Buuraha…
Halkan hoose ka akhriso Qodobada dhanka amaanka ee Puntland iyo Maraykanku ku heshiiyeen:- B. Qaybta Sirdoonka.T. Laanta Militariga.J. Qaybaha maamul…
Dadaalkeeda la dagaallanka argagixisada iyo burcada badaha,ayuu Maraykanku ku amaanay Puntland. Danjire Riley iyo Talyaha USSOCAF Sarreeye Gaas Claude Tudor…
Kulanka,ayaa looga xaajooday oo lagu dul istaagay xaaladda Soomaaliya gaar ahaan dhinacyadaโฆ. Kulanka Madaxweynaha,Golaha Wasiirada PL iyo Safiirka Maraykanka iyo…
Madaxweyne Deni shalay galab,ayuu yimid. Mardhow,waxa uu qaabilayaa wefti sare oo Maraykan ah oo ka koobanโฆ. Maxay kawada hadlayaan?
Dowlad iyo Caasimad Somaliyed oo lawada leeyahay,ayaan rabnaa hogaamiye keeni kara oo xisaabtami kara ama jeexi kara jiho cusub oo…
Madaxweyne Deni oo hogaaminaya wefti balaaran,ayaa soo gaaray Adis-ababa caasimada itoobiya. Madaxweynaha,ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku joogay booqasho Wadanka Imaaraadka…